Aqoonyahanada Magaalada Jowhar Oo ku baaqay in la taageero Ganacsatada Yaryar

0
145

Jowhar (Radio isnaay) –  Maxamed Cusmaan Cali oo kamid ah aqoonyahanada magaalada Jowhar ee bartay cilmiga dhaqaalaha iyo ganacsiga oo la hadlay Radio Isnaay ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada in ay garab  istaagaan ganacsatada yaryar waxna ka iibsadaan,isagoona xusay in kaalin muhiim kaga jiraan ah bulshada.

Warbixintaan waxaa soo jeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here