Dhalinyarada Waxbaratay Oo loogu baaqay in ay cilmigooda uga faa’ideeyaan Bulshada

0
158

Jowhar ( Radio Isnaay) – Qaar ka mid ah dhalinyarrada magaalada jowhar oo ka codsaday dhalinyarrada ka soo baxay Jaamacadaha in ay sameeyaan baaritaan oo aysan cilmigooda la fariisan guryaha xitaa haddii aysan shaqo helin,islamarkaan ay  bulshadooda ay kaga faa’ideeyaan.

Warbixintan waxaa soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here