Slonina, Kounde & Saxiixyada Ugu Waaweyn Ee Ilaa Haatan La Dhamaystiray.

0
155

JOWHAR (Radio isnaay) Waxa si  Rasmi ah u furan suuqa kala iibsiga iyada oo ay kooxuhu durba bilaabeen xoojinta kooxohooda si ay u dhisaan kooxda ay doonayaan in ay ku ciyaaraan xilli ciyaareedka dambe.

Kooxaha ayaa dhamaystiri kara saxiixyada xiddigaha ay doonayaan xagaaga laakiin xiddiga ayaa si Rasmi ah u noqon doona xiddig ka tirsan kooxda 1 bisha July ee soo socota.

Hadaba kooxda.com ayaa si Update ah halkan ugu soo bandhigi doonta saxiixyada waaweyn ee ilaa haatan la dhamaystiray suuqa kala iibsiga xagaaga.

Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah u shaacisay in ay dhamaystirtay saxiixa Goolhaye Gabriel Slonina kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Chicago Fire.

Chelsea ayaa xiddiga 18 jirka ah ka saxiixatay heshiis wakhti fog ah iyaga oo ka dhigay saxiixoodii 3-aad ee suuqa kala iibsiga xagaagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here