Dowladda Soomaaliya oo Talyaaniga kala hadashay Gurmadka Abaaraha.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, ayaa kulan la qaatay Safiirka ku xigeenka dalka Talyaaniga ee u fadhiya Soomaliya Amb. Massimiliano Bertollo.

Ugu horreyn, Ergeyga ayaa ka dhageystay safiirka warbixin ku saabsan howlaha gargaar ee Dowladda Talyaaniga ka wado gudaha waddanka Soomaliya.

 Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here