Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Fasalka 8-aad Oo La Shaaciyay .

0
121

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaaradda waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee Dowlada Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad-dugsiyeedka 2021-2022, kaasi oo sanadkii saddexaad ay qaaday Wasaaradda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here