Haweenka Magaalada Jowhar Oo Lagu Baaqay In Ay ka Qeybqaataan Horumarka Qoyskooda .

0
96

Jowhar (Radio Isnaay)-Haweeney mudo fog ku dhex jirtay waxyaabaha leysku carfiyo oo ugu baaqday haweenka guri-joogo ah inaay la yimaadaan xirfado ay ku maareeyaan qoyskooda.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here