Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Tuulada Geed Barkaan Ciise Maxamed oo wareysi siiyay Idaacadda Isnaay ayaa ka warbixiyay Xaalada ka jira Tuulada waxaa uuna tilmaamay in ay heysato xaalad adag oo dhanka Nolosha ah taasi oo Sababata Abaaraha ka jira Gobolka Shabeellaha Dhexe .
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.