Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cagaarshoowga waa mid ka mid ah Cudurada ku dhaca bulshada waxaa uuna u qeyb samaa nuucyo kale duwan balse bulshada soomaaliyeed ayaa ah kuwo u isticmaala daawo dhaqameed markii uu ku dhaco Xanuunka .
Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.