Bulshada Magaalada Jowhar Oo Loogu baaqay in ay ka shaqeeyaan Hormarka Magaalada.

0
190

Jowhar (Radio Isnaay)-  Aqoonyahan Bare Maxamed Cusmaan oo kamid ah Aqoonyahanada ku sugan magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada in kaalin ay ka qaataan hormarka isagoona xusay in magaalada Jowhar ay tahay magaalo fursad badan heysato.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here