Wasaraada Gargaarka Hirshabelle Oo Jowhar ku qabatay Tababar lagu baranayay yareynta Qataraha ka dhasha Musiibooyinka

0
205

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaarada Gargaarka iyo maareynta muusiibooyinka Dowlad Gobaleedka  Hirshabelle   ayaa magaalada Jowhar ka daah furay tababar ku saabsan sidii loo yareyn lahaa  dhibaatooyinka ka dhasha Musiiibooyinka,waxaana kasoo qeyb galay qaar kamid ah ururada bulashada magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle iyo shaqaalo katirsan Wasaaradaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here