Arday baratay Cilmiga Caafimaadka Oo Gargaar Caafimaad Gaarsiiyay Tuulada Jahaweyn

0
180

Jowhar  (Radio Isnaay) Qaar kamid ah Ardayda Iskuulka Al-Xarameyn ee magaalada Jowhaar gaar ahaan Ardayda Caafimaadka ayaa gargaar caafimaad gaarsiyay Tuulada Jahaweyn oo kamid ah Tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle,iyadoo ay xusid mudan tahay in Tuulada Jahaweyn ay kamid tahay Tuulooyin mudooyinka dambe laga soo sheegay xaalad Caafimaad.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here