Madaxweynaha Hirshabelle Oo Shacabka ugu baqay in ay ka shaqeeyaan kobcinta dhaqaalaha

0
170

Jowhar (Radio Isnaay)- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu baaqay shacabka in kaalin ay ka qaataan kobcinta dhaqaalaha isagoona xusay in dhawaan uu soo dhisi doona golahiisa wasiirada si loo dardargeliyo howlaha maamulka horyaalo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here