Wasaarada Beeraha Hirshabelle Oo loogu baaqay sare u qaadista wax soo saarka  Beeraha

0
382

Jowhar (Radio Isnaay) –Aqoonyahan Mowliid Mukhtaar Amiin oo kamid ah aqoonyahanada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa ugu baaqay Wasaarada Beeraha Hirshabelle in ay sameyso goobo lagu keydiyo biyaha Webiga Shabelle marka uu Webiga keeno biyo faro badan si loo isticmaal marka uu gursado.

Warbixintan Waxaa Soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here