Maamulka Hirshabelle Oo Loogu baaqay in ay dhiirigeliyeen dhalinyarada deegaanada Hirshabelle

0
147

Jowhar (Radio Isnaay) Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobalka Sh/dhexe iyo gudoomiyaha duubabka odoyaasha dhaqanka ayaa kahadlay in dhalinyarrda ay door mugleh kuleeyihiin ka qeybqaadashada arimha siyaasadda,nabadeeynta,arimha bulshada iyo dib udhiska dalka.

Warbixintan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here