Maayarka Magaalada Beledweyne Oo Bulshada ugu baaqday in goobaha danta guud lagu shubin qashinka

0
157

Jowhar (Radio Isnaay)- Maayarka Magaalada Baledweyne  Marwo Nadar Tibaax Maalin ayaa shacabka ugu baaqday jn ay ka qeyb qataan bilic soo celinta magaalada,Iyadoo intaa ku dartay cidi lagu arko iyado qashinka ku shubeysa goobaha dantta guud laga qadi donno talaabo sharci ah.

Warbixintan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here