Beeraleyda Oo Loogu Baaqay In Xiliga Roobka Ay Ka Faa’iideystaan Tacabka Beeraha.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Cabdiraxmaan Ibraahim oo ka mid ah Dhalinyarada Baratay Cilmiga Beeraha ee ku nool Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay xaalada xili Beereedka ee Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxa uu sheegay  in beeraleyda xilgaan ay wadaan Dadaalo ku aadan sidii ay u tacban lahaayeen dhulbeereedkooda .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here