Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar Oo Laga Soo Sheegayo Xaalad Dhanka Nolosha Ah.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Abaarta ka jirta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay Saameyn Xoogan ku yeelatay Dadka degan Tuulooyinka iyo Deegaanada hoosyimaada Degmooyinka Gobolkani kuwaasi oo wajahaya Xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Warbixintan Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here