Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ku Baaqay in la soo bandhigo baaxada Abaarta kajirta Hirshabeelle.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada dul istaagay hadal qoraalkii ka soo baxay shirkii hore ee golaha waxaana uu faray Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka in si deg deg ah uu kusoo diyaariyo dukumentari cadeynayo baaxada abaarta jirta ee saameysay dadka iyo xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here