Shaxda Ugu Fiican Ee Laga Sameeyay Saxiixyada Ilaa Haatan Suuqa Xagaaga.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan sameeyeen saxiixyo fiican kuwo kalena isha ku hayaan ka hor inta aanu suuqu xidhmi.

Saxiixyo ay ka mid yihiin Haaland, Nunez, Pogba, Mane iyo kuwo kale oo badan ayaa haatanba dhacay iyada oo kooxo badan sameeyeen saxiixyo fiican.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here