Gabdhaha Waxbartay Oo Loogu Baaqay In Ay Layimaadaan Hal Abuur Ganacsi.

0
154

Jowhar  ( Radio Isnaay ) – Fartuun Aadan Axmed oo ka mid ah gabdhaha aqoonyaahanada ee ku Nool Magaalada Jowhar Ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ku boorisay waalidiinta,bulshada iyo maaumlka in la dhiirigaliyo in ay gabdhaha sameeystaan halabuur ganacsi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here