Tartan adag oo loogu jiro qofkii beddeli lahaa Boris Johnson.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hardanka jagada raysal wasaaraha dalka Britain ayaa wali socda kadib markii raysal wasaaaha xilka hayaa Boris Johnson uu ku dhawaaqay inuu jagada banneyn doono bisha October ee sanadkan, waxaana isa soo taraya xubnaha u hanqal taagaya inay dalkaasi hogaankiisa qabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here