Matthijs de Ligt Oo Joojiyay Wadahadaladii Uu Kula Jiray Chelsea & Bayern Oo Sabab U Ah.

0
146

Jowhar – ( radio isnaay ) – Daafaca Kooxda Juventus ee Matthijs de Ligt ayaa lagu soo waramayaa in uu joojiyay wadahadaladii uu kula jiray kooxda chelesea isaga oo doonaya in uu ku biiro kooxda Bayern munich.

Xiddiga 22 jirka ah ayaa la rumaysanyahay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Juventus suuqa xagaagan waxana markii hore si weyn ugu cad-cadayd chelsea kuwaas oo u doonayay badalka Andreas Christensen & Antonio Rudiger.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here