Cristiano Ronaldo Oo Loo Sheegay In Uu Iska Diido Chelsea Una Dhaqaaqo Halkan Koox,

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu cad-cad saxiixa xiddiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo, laakiin 37 jirkaan ayaa lagu booriyay inuu diirada saaro u dhaqaaqista kooxda Bayern Munich.

Xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa laga yaabaa in uu isaga tago kooxda Man United inkasta oo uu kaliya xagaagii hore ku soo laabtay kooxda, chelsea ayaana lala xidhiidhinayaa.

Chelsea ayaa la rumaysanyahay in ay aad u doonayso in ay u dhaqaaqdo Ronaldo si ay ugu buuxiso booska Romelu Lukaku oo ka tagay kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here