Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyan nabadda iyo dib udhiska dalka.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulsho kasto waxeey ku wada nooshahay in la helo nabad madaama nabadda loo wada baahan yahay waxana Haweenka iyo dhalinyarrada magaalada jowhar ayaa sheegeen in marka hore la helo inku duubni iyo iskaashi ka dhaxeeyo balshada qeybaheeda kala duwan si looga wada shaqeeyo nabadd dhisa dalka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here