Matthijs de Ligt Oo Iska Diiday Chelsea & Kooxda Ugu Cad-Cad Saxiixiisa Oo La Ogaaday.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sida laga soo xigtay Sky Sports, Bayern Munich ayaa xiiseyneysa inay Matthijs de Ligt kala soo wareegto Juventus.

Daafaca reer Holland ayaa diyaar u ah inuu ku biiro kooxda heysata horyaalka Jarmalka, wadahadalada u dhexeeya labada kooxood ayaana si fiican u socda.

Juventus ayaa doonaysa in ay ku hesho ugu yaraan 80 milyan oo euro laakiin wax kasta oo ka sarreeya 60 milyan oo euro ayaa dhibaato ku noqon doona Bayern sida ay wararku sheegayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here