Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi ay Hogaamineysay Ku Xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwa Anita oo Soo gaartay magaalada Jowhar ayaa kulamo kala Duwan waxa ay laqaadatay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Golaha Wasiirada Hirshabeelle iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.