Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah gabdhaha aqoonyahanada ah ee ku nool Jowhar ayaa sheegay in kor loo qaado aqoonta haweenka isla markaana la sameeyo wacyigalino ku aaddan waxbarashada si haweenka guri jooga ay ugu yaraan ula socon karaan waxbarashada carruurtooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.