Macalimiinta cashirrada siiya ardayda iyagoo ku jira jiidda hore ee dagaalka

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ninkaan oo ah Barafsoor Jaamacadeed ayaa ardaydiisa cashirrada ku siinayay Online-ka tan iyo markii uu dunida ka dilaacay cudurka fayrska Karona, balse bilihii la soo dhaafay wuxuu ardayda cashirrada siinayay isagoo ku sugan jiidda hore ee dagaalka.

47- jirkaan ayaa go’aansaday inuu ku biro milatariga kadib duulaankii Ruushku ku qaaday Ukraine,balse wuxuu hamuun u qabay in ardaydiisu ay sii wataan waxbarashada.

Toddobaadkii laba mar ayuu bixiyaa cashirro ku saabsan dalxiiska iyo cilmiga arrimaha bulshada wuxuuna isticmaalaa telefoonkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here