Dadka degan Tuulada jameeco ee bariga Jowhar oo walaac ka muujiyay nolosha dadka iyo duunyada.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka degan tuuladan jameeco misra ee bariga dagmada jowhar ayaa sheegay inaay jiraan abaaro dadka iyo duunyada saameeyn ku yeeshay, waxeeyna ladaalaa dacayaan sidii ay uga samatabixi -lahaayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here