Madaxweynaha Hirshabeelle oo guud ahaan Shacabka ugu Hambalyeeyay Xuska 1-da luuliyo.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali ayaa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay jogaan ugu hambayeeynayaa munaasabadda 1-da luulyo oo ku beegan sanad guurada 62aad ee kasoo wareegtay xurriyadii Gobollada Koonfureed iyo Israacii Gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Dalkeenna.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here