Chelsea & Leeds United Oo Ka Heshiiyay Saxiixa Raphinha.

0
158

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxaha chelsea iyo Leeds United ayaa si buuxda uga heshiiyay saxiixa xiddiga Raphinha kaas oo ay Blues ka dhigayso saxiixeeda ugu horeeya ee suuqa xagaaga.

Chelsea ayaa Raphinha ka gudbisay dalab Rasmi ah oo dhan 65 milyan oo euro taas oo keentay in ay Leeds United aqbasho.

Heshiiska labada kooxood ee chelsea iyo Leeds United ayaa ah mid haatan si Rasmi ah loo gaadhay iyada oo Raphinha ku wajahanyahay kooxda chelsea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here