Ururka Naafadda G/sh/dhexe oo ka hadlay Xeerka Naafadda Qaranka Soomaaliyeed.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xeerka Naafadda qaranka soomaaliyeed ayaa dhigaya ,in qofka naafadda ah uu xaq uleeyahay ka qeybgalka siyaasadda ,doorshaooyinka Waxbarshada iyo waxyaabaha Aasaasiga ee qofka bani’aaddamka uu ubahaan yahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here