Mane: Waxa Aan Doonayaa In Aan Koob Walba Kula Guulaysto Bayern

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddigii hore ee Liverpool Sadio Mane ayaa sheegay in uu diirada saari doono ku guulaysiga koob kasta kadib markii uu ku biiray kooxda Bayern Munich.

Xiddiga garabka ka ciyaara ee Mane ayaa koob walba oo suurtagal ah kula guulaystay kooxda Liverpool intii uu jooagy kooxda Liverpool.

Mane ayaa soo afjaray 6 sano oo uu joogay Liverpool isaga oo ku biiray kooxda Bayern Munich todobaadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here