Hirshabeelle oo ku Dhawaaqday in la joojiyay Xafladaha Xuska Maalmaha Xorriyada.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Hirshabeelle Mahad Hassan osmaan ayaa sheegay in uu gudoomiyaasha gobollada Hiraan iyo Shabeellaha dhexe uu ku amray in aan la qaban xafladaha xorriyada sababo la xiriira abaaraha ka jira dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here