Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aqoon isweeydaarsigan oo ay kasoo qeyb galeen in ka baddan 50 ruux oo isgu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada jowhar ayaa looga hadlayay guud ahaan nadaafadda biyaha gaar ahaan ceelasha ay cabaan barakacayaasha iyo tuulooyinka si kor loogu qaado nadaafadda biyaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.