In ka badan 30 carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Isbitaalka Kismaayo.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa 30 Carruur ah saacadihii la soo dhaafay xaalad bafaqa darro ay ugu geeriyootay isbitaalka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here