Xoolo-dhaqatada Hirshabeelle oo loogu Baaqay in Gooryaanka ay ka dabiibaan Xoolaha.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoolo-dhaqatada soomaaliyeed ayaa la daalaadhacaya abaaro iyo Cudurro  ay xoolaha u dhimanaayaan DR. Ibraahim Sheegoow oo ka mid ah Ururka Dhaqaatiirta  Xannaanada Xoolaha ee CARELPA ayaa sheegay dhibaatada uu leeyayhay gooryaanka ku dhaca xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here