Maamulka Jowhar oo Baaq ka soo saaray Abaaraha daran ee ka jira Tuulooyinka.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada Jowhar Saalax Muudey Cali ayaa sheegay in abaaro daran ay ka jiraan tuulooyin hooyimaada Jowhar waxa uuna baaq udiray Madaxda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here