Injineer jaceyl dartiis u bixiyay sirta nukliyeerka ee waddankiisa.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Injirneer la shaqeynayay Sheybaarka Cilmibaarista iyo Horumarinta Difaaca ee Hindiya ayaa lagu eedeeyay inuu xog sirdoon oo la xiriirta nukliyeerka dalkaas siiyay basaas u dhashay Pakistan. Arrintaas ayaa ka dambeysay markii loo dhigay dabin loogu ballan-qaadayo xiriir jaceyl iyo guur.

Wargeyska Times oo Hindiya oo xiganaya ilo-wareedyo sarsare oo booliska Hindiya ah ayaa qoray in injineerka oo lagu magacaabo Mallikarjuna Reddy sidoo kale laga raadiyay macluumaadka ku saabsan gantaallada ballistic-ga ee qaaradaha isaga gudba ee qaniga ku ah nukliyeerka iyo gantaallada badda hoosteeda mara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here