Ajax Oo Man United Fariin Uga Dirtay Baacsiga Ay Ugu Jirto Xiddigaha Antony & Lisandro Martinez

0
94

Jowhar – ( Radio isnaay )- Kooxda Ajax ayaa Man United Uga digtay in ayna xagaagan wada iibin doonin xiddigaha Lisandro Martinez iyo Antony sida ay sheegayaan wararku.

Man United ayaa diyaarinaysa dalab ay ka gudbinayso daafaca Martinez iyada oo Erik Ten Hag doonayo in uu xiddiga reer Argentine ku xoojiyo daafaca dhexe.

Arsenal ayaa sidoo kale xiiso u qabta saxiixa xiddiga Martinez iyada oo haatanba laga diiday Gunners dalab dhan 30 milyan oo euro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here