Liverpool Oo Doonaysa Saxiixa Xiddiga Marco Asensio

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Kooxda Arsenal ayaa u muuqata kuwo aan wali ka bixin suuqa kala iibsiga iyaga oo doonaya saxiixa xidiga garabka uga ciyaara Real Madrid ee Marco Asensio.

Marco Asensio ayaa ku jira sanadkii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa Real Madrid kooxda ayaana doonaysa in ay iska iibiso xiddiga maadama uuna ku jirin qorshaha Ancelotti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here