Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxoow ayaa Daahfuray Mashruuc Kushaqeeynaya Soolarka oo ay kafaa,iideysan doonaa Beeraleeyda Kunool Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana Mashruucaan Maalgeliyay Hey,adda Save the Children.
Warbixintaan Waxaa inoo Soo Jeedineysa:- Wariyaheena Xaliimo Cali Ibrahim