Tiro Caruur ah oo Cudurka Jadeecada ugu Geeriyootay Tuulada Buurfuule oo Hoostagta Degmada Mahadaay.

0
136

Guddoomiye Kuxigenka Tuulada Buurfuule Cumar Ciise oo Lahadlay Isnaay Radio ayaa Sheegay in Caruur badan ay ugu geeriyoodeen Tuuladaasi Islamarkaana Wali ay jiraan Tiro Caruur ah oo la ildaran Xanunkaasi.

Wariyaheena Maryama Shiikh Cabdi ayaa Warbixintaan inoo jeedineeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here