Xarunta Gar-gaarka iyo maareynta Masiiboo’yinka oo laga Daahfuray Magaalada Beledweyne.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa xariga ka Jaray xaruun cusub oo aay ku shaqeeyn doonto wasaarada Gar-gaarka iyo maareynta masiiboo’yinka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle oo laga Hirgeliyey Magaalada Beledweyne sidoo kalane mashruucan Hirgelisay Dowlada Ingiriiska kaalin wanaagsane Aay ka Qaadatay fulintiisa Hay’adda save the children ee magaalada Beledweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here