Wakhtiga Ay Bayern Munich Soo Bandhigayso Saxiixa Sadio Mane Oo La Ogaaday.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Liverpool ee Sadio Mane ayaa Salaasada u duuli doona Germany si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Bayern Munich.

Xiddiga 30 jirka ah ayaa la filayaa in lagu soo bandhigo garoonka Allianz Arena lagu soo bandhigo kadib marka uu dhamaystiro tijaabada caafimaadka.

Mane ayaa isaga tagaya kooxda Liverpool kadib sanado cajiib ah oo uu la soo qaatay kooxda ku ciyaarta Anfield kulana guulaystay koob walba oo uu ciyaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here