Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo Maanta ka Furmay Magaalada Jowhar.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar iyo guud ahaan deegaanada Hirshabeelle waxana amaanka guud sugayay Ciidmada Boliiska Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here