Ololaha ka hortaga Tallaalka dacuun caloolaha oo ka Biloowday Xaafadaha Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qaar ka mid ah gargaarayaasha caafimaadka ee ka howlgalo magaalada jowhar ayaa gaaf wareegayaa xaafadaha magaalada jowhar kuwaas oo koox koox u socda

Waxaana ka jira tuulooyin jowhar hoos yimaada iyo xaafaddaha jowhar in cudurka shubanka uu ka dilaacay taasi oo la keenayay  cisbitaalka gobolka sh/dhexe

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here