Dad ku dhintay God ay dahab ka qodayeen oo ku dumay Gobolka Sanaag.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta la xaqiijiyay ilaa laba Ruux ayaa geeriyootay halka hal qof oo kale uu ku dhaawacmay, kuwaas oo dhammaantood rag ahaa kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen dahab, degaanka milxo oo katirsan Gobolka Sanaag.

warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here