WARARKA Barakacyaasha degmada Buuloburte oo Wajahaya Xaalad Bani’aadannimo oo daran. By admin - June 16, 2022 0 128 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Buuloburte ee gobolka Hiraan ayaa waxa ay ka mid tahay deegaanada uu saameeyay abaaraha ka jira guud ahaan dalka soomaaliya. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/06/War-Maxamed-16-6-2022.mp3