Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Baaq u diray hey’adaha gar gaarka bixiya.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Haweenka gobolka shabeellaha dhexe oo kulan ku yeeshay magaalada jowhar ayaa bulshada iyo hey’adaha bixiya gar gaarka ugu baaqay in dadka loo gurmado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here